Taliye Ciidan oo kahor yimid Shaqo joojin lagu sameeyay iyo Sababta keentay

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo Degmada Jalalaqsi u tagay xalinta xiisad halkaasi ka taagneyd ayaa shaqo joojin ku sameeyay Taliyaha Saldhiga Booliska degmadaasi Muuse Salaad. Degmada Jalalaqsi waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd xiisad u dhaxeesay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti iyo ciidamada booliiska degmadaasi . Taliyaha booliiska saldhiga degmada … Continue reading Taliye Ciidan oo kahor yimid Shaqo joojin lagu sameeyay iyo Sababta keentay